Photo : Alexander Larsson Vierth/TT

Nordea oo shaqada ka ceyrinaya lix kun oo shaqaalihiisa ka mid ah

Bangiga Nordea oo dalkaan laga leeyahay ayaa lix kun oo shaqaale ah ceyrin doona ilaa iyo saddexda ama afarta sano ee soo socota, sida bangiga Nordea maanta sheegey.

Bangiga ayaa sidoo kale maanta soo bandhigey faa’iidadii bangigaasi macaashey mudooyinkii u danbeeyey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".