Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Foto: FREDRIK PERSSON
sawir: FREDRIK PERSSON

Wariye ka hawlgala wargeyska Aftonbladet oo la handadey

Wariye ka hawlgala wargeyska Aftonbladet ayaa handadaad loo geystey, booliiska ayaana arrinkaas lagu wargaliyey oo hadda baaraya.

Guriga wariyahaasi dagan yahay oo uusan xilligaas ku sugneyn ayaa habeenkii xaley albaabkiisa burbur loo geystey , waxaana lagu dhajiyey waraaq handadaad ah, booliiska ayaana isla xillligaas goobtaas soo gaarey.

Wargeyska Aftonbladet ayaa laga soo xigtey in arrinkaani raad la leeyahay salkana ku hayo maqaal uu wariyahaani horey uga qorey koox burcad danbiilayaal ah oo xilli hore wargeyskaas lagu soo daabacey.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".