Foto: Christine Ollsson/ TT.
Haweeney uur leh. sawir: Christine Olsson/TT

Haweenka uurka leh oo dad caawiya loo sameynayo

Hey’adda daryeelka caafimaadka gobolka Stockholm ayaa haweenka uurka leh rabta in ey u sameyso qof caawiya inta ey uurka leeyihiin iyo markey dhalayaan intaba.

Dadkaas caawin doona haweenka uurka leh ayaa ah kuwa xirfaddaas loo tababarey oo aqoon gaar ah arrimahaas u leh.

Arrinkaan ayaa dhaqangalkiisa waxaa la filayaa in hirgalin doono kowda bisha janaayo ee sanadka 2018-ka, balse haddii xilligaas lagu guuleysan waayo hirgalintiisa waxaa la dhaqangalin doonaa lixda bilood ee ugu horeysa sanadka 2018-ka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".