Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dab xoog leh oo ka kacey meel u dhow Stureplan Stockholm

La daabacay tisdag 7 november 2017 kl 09.02
 Foto	Jonas Ekströmer/TT
sawir: Jonas Ekströmer/TT

Dab xoog leh ayaa saaka aroortii saacaddu markey aheyd 5-tii subaxnimo wuxuu ka kacey guri aan sidaas uga fogeyn Stureplan oo ku taala bartamaha magaalada Stockholm.

Sida ciidamada dab damisku sheegeen dabkaani waa mid aad u culus oo ka kacey dhismayaal xafiisyo ah oo dib u habeyn lagu sameynayey.

Ciidamada dabdamiska ayaa ku hawlan sidii dabkaas ey u xakameyn lahaayeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".