Mustafe Abdi Ismaaciil ayaa Soomaaliland ku socda.
Mustafe Abdi Ismaaciil ayaa Soomaaliland ku socda. sawir: Muna Ismaaciil Jaamac/SR

Dooraashada Somaliland ayuu kormeere ka noqonaya

4:45 min

13 bisha aan ku jirno ayaa laga codeeynayaa Soomaalilaand. Mustafe Abdi Ismaaciil waa muwaadin Iswiidhish ah oo halkaas u dhoofaya. Sababta ayaa ah in u halkaas ka mid noqonayo kormeerayaasha doorashada waxaa af-iswiidhishka lagu yidhaahdo valobservatör.

Soomaaliland ayaa ah dal madaxbanaanin ku dhawaaqay kana go´day Soomaaliya inteeda kale intii ka dambeeysay dagaalki soke ee 1991:kii.

Saddex qof oo kala meteleya saddex xisbi ayaa isku sharaxay doorashadan. Waa Muuse Biixi Abdi xisbiga Kulmiye, Faisal Ali Warabe oo ka soo jeeda xisbiga UCID iyo Abdirahman Mohammad Abdullahi oo meteleya Waddani.

Hadaba sababta Soomaalilaand loo aqoonsanayo maxeey tahay? Iyo dadka u jeeda in aqoonsigani dhibaato keliya soo kordhin lahaa muxuu ku odhan lahaa? Hoos ka dhageeyso wareeysi aanu la yeelanay Mustafe Abdi Ismail.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".