Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin aabihiis mindi ku diley oo 18 sano oo xarig ah lagu xukumey

La daabacay fredag 10 november 2017 kl 15.30
.
sawir: Claudio Bresciani/TT

Maxkamad ayaa maanta nin 30 jir ah oo dagan Norsjö waxay ku xukuntey 18 sano oo xarig ah ka dib markii uu aabihiis diley.

Bishii juun ee la soo dhaafey ayaa ninkaan la xukumey wuxuu aabihiis ku diley mindi.

Ninkaan ayaa sidoo kale lagu heley in dad shaqaala ah uu handadey iyo sidoo kale danbiyo culculus oo maandooriyaha daroogada la xiriira.

Ninkaan ayaa intii aan la xukumin ka hor waxaa baaritaano lagu sameeyey in uu dhanka maskaxda wax ka qabo iyo in kale taas oo lagu ogaadey in uusan wax cudur ah dhankaas ka qabin ee uu caafimaad buuxa qabo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".