Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqo l´aanta oo bulshada ku soo yaraanaysa

La daabacay måndag 13 november 2017 kl 15.30
Xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen.
Xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen. sawir: Marcus Ericsson/TT

Shaqo l´aanta dalka Sweden ayaa hoos u sii degaysa. Sido kale ayey tirada qof ee iska sejela xafiiska shaqada soo yaraanayaan, khaasatan kuwa dalka ku cusub.

Sidaas ayaa laga ogaaday tirokoob cusub oo uu xafiiskani soo saaray.

Håkan Gustavsson ayaa hogaamiya qeeybta soo saartay tirokoobkan. Wuxuu sheegay sidan:

-In kasta oo ay shaqo l ´aantu ku badantahay  ajaanibta dalkan waxaanu aragna in ay shaqooyinku ku soo kordhayaan bulshadda. Sido kale ayuu turokoobkani sheegaya in ayaar u sii yaraanayaan ajaanibta aan shaqada haysanin.  

Håkan Gustavsson ayaa sheegay in dadka ka soo baxay dugsiga sare ee gymnasiet fursado ka weeyn leeyahiin in ay suuqa shaqada soo galaan marka loo barbardhigo kuwa aan waxbarashadan haysanin.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".