Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Detta är sändningsledningen vid Sveriges Radio med ett viktigt meddelande till allmänheten i Sundsvalls kommun, Västernorrlands län. Det brinner i ett ställverk utanför Stockvik med kraftig rökutveckling. Räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Västernorrland.
(Publicerat igår kl 23.44)
Xooghayaha Akadeemiyada Sweden ee Sara Danius.
Xooghayaha Akadeemiyada Sweden ee Sara Danius. sawir: Vilhelm Stokstad/TT

Akadeemiyada Sweden oo xidhiidka u jartay nin caan ah

0:46 min

Nin caan ah oo xidhiidh la leh akaademiyadda Sweden, Svenska akademien, ayaa lagu tuhmaya in uu xad gudub foolxun u geeystay shaqaalaha halkaas.

Arrinkan ayaa socday muddo ka badan dhowr iyo toban sannadood. Xalay ayey Sara Danius oo ah xooghayaha akaademiyadda shir saxaafadeed ka sheegtay in ay wadashaqeeyntii ay ninkan la haysteen sida ugu dhakhsada badan u joojin doonaan. Sido kale lacagtii u halkaas ka heli jiray.

Ololaha Metoo ayaa ka dhashay kashifaada filim soosaaraha mareeykanka ah ee Harvey Weinstein oo xad gudub ku sameeyay dhowr haween oo caan ah. Tan ayaa sameeysay in haweenka aduunku boggaga internetka Instagram, Facebook iyo Twitter ku soo daabaceen magacyadii nimankii iyaga xumeeyay.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".