Dhallaan kelinimo ku yimid Iswiidhan.
Dhallaan kelinimo ku yimid Iswiidhan. sawir: Claudio Bresciani/TT

Dawlada oo doonaysa in ay wax ka bedesho sharciga qaxootiga

Dawladda dalkan hoagamisa ayaa heshiis ka gaadhay hindise wax ka bedeli kara sharciga u yaala caruuraha kelinimada dalka ku yimaada, waxaa af- iswiidhishka lagu yidhaahdo ensamkommande barn.

Hinidisahan ayaa sheegaya in caruuraha yimaada dalkan iyaga oo aan qaan gaadhin, hasayeeshe 18 jir gaadha inta ay jawaabta heeyada socdaalka sugayaan loo ogolaado in ay dhameeystiraan dugsiga sare ee gymnasiet. Waxaa jira sharci meel ku gaadh ah oo caruurahan u surtogalinaya in ay waxbarashadooda dhameeystaan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista