Barnaamijka Uppdrag granskning ayaad caawa ka daawan kartaa telefishinka SVT 1.
Barnaamijka Uppdrag granskning ayaad caawa ka daawan kartaa telefishinka SVT 1. sawir: -

Barnaamij lagu soo qaadan doono madow naceeybka bulshadda

Caawa ayaa barnaamijka Uppdrag Granskning ee ka baxa telefishinka SVT laga soo deeynayaa dhibaatooyinka dadka madow lagu hayo bulshadda, waxaa af-iswiidhishka lagu yidhaahdo afrofobi.

Sido kale ayaa la wareeystay dhowr qof oo loo geeystay dembiyada madow naceeybka. Dembiyada madow naceeybka, afrofobi, ayaa sanadyadii ugu dambeeyay ku soo kordhay dalkan. Barnaamijka Uppdrag Granskning ayaad caawa marka ay saacadu tahay sideeda ka daawan kartaa SVT 1.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista