Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Arbete med blyinfattat glas på Clason Glas
Qof gacanta uga shaqeeynaya quraarad. sawir: Pontus Lundahl/TT

Fikir lagu howlgelineyo ajaaniibta dhowaantan dalka soo gashey

Ururrada shaqaalaha iyo kuwa shaqa-bixiyeyaasha ayaa mabda’ ahaan isku af-gartay sidii ajaaniibta dalka ku cusub loogu sahli lahaa suuqa shaqada iney qayb ka noqdaan, sida ay qortay laanta wararka ee Ekot.

Qorshahan ayuu macnihiisu yahay sidii ajaaniibta dalka ku cusub iyo dadyoowga muddad dheer ka maqnaa suuqa shaqada loogu howl-gelin lahaa mushaar ka hooseeya iyo gunno dhaqaale oo ey ka helaan dawladda, sida ay Ekot shaacisay. Fikirka ka dambeeya ayaa ah in tallaabadan la tijaabiyo muddo shan sannadood ah. 

Hase yeeshee aaney qaar ka mid ah ururrada shaqaaluhu aaney la fajacsaneyn arrinkan, sida ay qortay Ekot. Inkasta oo iminka urur walba sidiisa looga dhaadhicin doono.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".