Xukunada la xidhiidha dembiyada laaluushka ayaa kor u kacay.
Xukunada la xidhiidha dembiyada laaluushka ayaa kor u kacay. sawir: Bertil Enevåg Ericson / TT

Xukunada dembiyada laaluushka oo kordhay

Xukunada la xidhiidha dembiyada laaluushka, af-iswiidhish mutbrott ayaa kordhay sannadkan marka loo eego sanadyadii ugu dambeeyay.

–Dembiyada ugu badan waxeey ka yimaadaan rugaha daryeelka caafimaad iyo xidhiidka ka dhaqeeya shaqaalaha heeyadaha dawladda iyo shirkadaha gaar loo leeyahay, ayey sheegtay Natali Phalén xooghayaha guud ee heeyada dembiyada laaluushka.

Hasayeeshe ayey u jeeda Phalén in ay isbedel weyn ka aragtay aragtida ay shaqaalaha heeyadaha dawliga ahi u qabaan laaluushka, tusaale in ay wakhtiga shaqada diidan hadiyadaha amba casuumadaha ay ka shakiyaan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".