Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Elisabeth Massi Fritz
Elisabeth Massi Fritz, gar-yaqaannadii u doodaysay gabadha dacwadda soo oogtay. sawir: Montage TT
Niman lagu tuhunsanaa kufsi oo la sii daayey
0:58 min

Saddex nin oo lagu tuhunsanaa in ay si wadajir ah xaafada Fittja ee magaalada Stockholm gabadh ugu kufsadeen ayaa maanta la sii daayey,
go´aankas ayaa dhowaan lagaga dhawaaqey maxkamada Södertörn.

Gabadha la kufsaday ayaa markii uu boliisku wareeystay sheegtay in ay la liidato dhibaatooyin la xidhiidha isticmaalka maandooriyaha islamarkaasna ay xaafadda Fittja ku sugnayd si ay mukhaadaraad uga iibsato qof halkaa jooga.

Markii ay xaafada timid ayuu ka soo hor baxay nin isku sheegay in uu yahay dadka mukhaadaraadka iibiya. Ninkan iyo kuwo kale ayaa dabeetana i kufsaday, waa sida ay gabadhani ku sheegtay wareeysiyadii lala yeeshey.

Hasayeeshe ay maxkamadu maanta gaadhay go´aanka in nimankan oodda laga qaado, sababta ayaa ah inaan dembigan lagu caddeeyn karin nimankan. Saddexda nin ee la sii daayay ayaa dhiibay warbixin ah in ay tabaruc ahaan ku raacday.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".