Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Qareenad dhaleecaysay go´aan maxkamadeed

La daabacay tisdag 19 december 2017 kl 16.19
Advokat Elisabeth Massi Fritz, specialist på hedersrelaterade dåd, talar i Berns salonger i Stockholm på söndagen under minneshögtiden för Fadime Sahindal som mördades för fjorton år sedan. Arrangerat av organisationen mot hedersvåld, GAPF, Glöm Aldrig Pela och Fadime.
Qareen Elisabeth Massi Fritz, oo ku takhasustay dembiyada sharaf-dhaca oo khudbad jeedineeysa. sawir: ERIK MÅRTENSSON / TT

Qareenada Elisabeth Massi Fritz ayaa dhaleecaynaysa go´aankii maxkamada Södertörn oo maanta sii daysay saddex nin oo lagu tuhunsanaa in ay gabadh ku kufsadeen xaafada Fittja ee magaalada Stockholm.

Massi Fritz ayaa sheegtay iney jireen cadeeymo nimanka lagu xukumi kari lahaa.

-Go'aanka maxkamaddu gaartay waa mid ceebeeynayaa  nidaamka cadaaladda iyo qeeynuunada dalkan ka jira, ayey tiri Elisabeth Massi Fritz oo ahayd qareenaddii u doodeeysay gabadha dacwadda soo oogtay.

Sido kale ayey sheegtay inay gabadhu doonayso racfaan inay ka qaadato go'aanka maxkamadda.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".