Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Lacagta hawlgabka oo badaneysa 2018

La daabacay torsdag 21 december 2017 kl 15.55
Canshuurta hawlgabka
(0:58 min)
boorsada ayaa u buuran dooto hawlgabka. Foto: Isabell Höjman/TT
boorsada ayaa u buuran dooto hawlgabka. Foto: Isabell Höjman/TT

Waxaa sanadka soo socda 2018 kordheysa lacagta ay helaan dadka howlgbka ah, iyada oo isku celcelis ay bishii ku kordhi doonto 380 kr gunnada soo geli doonta hawgabka ah

Korokan lacagta hawlgabnimada ayaa waxaa si gaar ahaan u dareemaya dadka hawlgabnimada ku jira ee ee dakhligoodu uu yahay heerka dhexe  iyo kuwa qaata kaalmada guriga.

Lacagtan kordheysaa ayaa waxaa sabab u ah cashuurta laga jaro lacagta hawlgbnimada oo hoos loo dhigayo, sida ay sheegtay Monica Zetterwall oo ah khabiir ka tirsan hayada halgabka - Pensionsmyndigheten.

Canshuurta hawlgabka ee dhimista lagu sameeyn doono sannadka 2018 waxaa ka mid ah waayeelka gunnada u qaata inta u dhaxeysa 10 000-35 000 kronor.

Looxda ugu weyn ee canshuurta laga dhimi doono ayaa ah waayeelka qaata  gunnada hawlgabka 17 000 kronor bishii iyo kuwa qaata lacagta caawinaadda hoyga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".