Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

''Misaajid warkiisa daa guryihii Liibiya noo kireysnaa ayaan ku nabad geli weyney''

La daabacay fredag 22 december 2017 kl 15.27
''Guryaha aan kireysanay baan ku nabad geli weynay Liibiya''
(5:46 min)
Arkivbild. Migranter i Libyen. Foto: Emilio Morenatti/TT.
Arkivbild. Migranter i Libyen. Foto: Emilio Morenatti/TT.

Waxaa lagu waramayaa in muuqaaladii dhowaantan lagu faafiyay caalamka ee muujinayay dhallinta qaarada Afrika ee u soo tahriibta dhanka Yurub sida loola dhaqmo marka ay soo mareyaan dalka Liibiya, in ay imminka ku dhalisay cabsi xooggan ayna saaameeysay tirada dhallinyarada tahriibka u soo aada dalkaasi

Muuqaaladaa ayaa ahaa kuwa ay ka muuqdeen dhallin lagu kala iibsanayo suuqa sida adoomo oo kale.

Haddaba, wareysi ayaan la yeelanay Cabdi Xiis oo ah wiil Soomaaliyeed oo imminka ku nool Sweden balse soo maray Liibiya iyada oo ugu horreyn aan weydiinay sida Liibiya loola dhaqmi jiray dadka madaw.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".