Många av nyorden handlar omfalska nyheter och alternativa fakta. Men även metoo finns med som ord. Och knäprotesten som startades av den amerikanske fotbollsspelaren Colin Kaepernick.
Ereyada cusub ee sannadka ku soo biirey afka iswiidhishka ayuu ka mid yahay erayga Fake news. sawir: Manuel Balce Ceneta/Fredrik Sandberg/Marcio José Sanchez (Bilden är ett kollage)

Fake News iyo Halal Turism waxey ka mid yihiin ereyada cusub ee sannadka

Ereyada cusub ee sannadka 2017
1:25 min

Luuqadda iswiidhishka ayey sannadka sidii caadaduba ahayd ku soo biireen ereyo cusub, ereyadaasina oo ey saaka si wada jir ah u soo ban-dhigeen guddiga ka talo bixinta luuqadda iyo war-geeyska luuqadda - Språkrådet och Språktidningen.

Ereyada #MeToo, wararka been abuurka (fake news) iyo erayga - döstäda, oo macnihiisu yahay nadiifinta hooyga uu qofku ku jiro wax yar ka hor inta aannu dhiman ayaa ka mid ah 38 erey ee sannadka gabagabada ku jira. Ereyadaasina oo wax badan ey hadal hayeen badankeed bulshadu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".