Mässling orsakas av ett extremt smittsamt virus. Foto: CDC / Handout / kod 10500
Cudurka jadeecada ayuu sababaa fiirus si sahlan ku faafa. sawir: CDC

Kiis cusub oo jadeeco ah oo laga soo sheegay Göteborg

Qof tobnaad ayaa laga helay cudurka jadeecada magaalada Göteborg sida ay daabacday wakaaladda wararka ee TT. Jadeecada ka dilaacday Göteborg ayaa bilaaman tahay ka dib markii qof waddanka dibaddiisa ka soo laabtay laga helay jadeecada 10:kii bishan december.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".