Berito oo cod kalsooni loo qaadi doono Löfven

1:08 min

Af hayeenka cusub ee baarlamanka Sweden, Andreas Norlén (M) oo shir jaraa'id dhowaantan ku qabtay xarunta baarlamanka Sweden ayaa shaaca ka qaaday in berito, 25-ka bisha sebteembar saacadda 9:30 cod kalsooni ah loo qaadi doono madaxa dawladda Stefan Löfven.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista