Åkesson oo ka xun inaan Söder loo dooran ku simaha labaad

Kolkii uu Björn Söder, SD ku guuldarreeystay tartankii jagada ku simaha labaad ee af hayeenka baarlamanka ayuu xisbigiisu  u soo sharraxay tartanka ku simaha saddexaad ee af hayeenka baarlamanka, middaasina oo ay horay ugu taagnayad Kerstin Lundgren oo ka tirsan xisbiga Centerpartiet.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista