Af hayeenka oo bilaabey kulammadiisii

·       Af hayeenka baarlamanka Andreas Norlén (M), ayaa maanta mid mid ula kulmi doona, hoggaamiyeyaasha xisbiyada sidii uu ugala xaajoon lahaa dhismaha dawlad uu dalku yeesho.

·       Hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayuu af hayeenku u qaabili doonaa sida ay xisbiyadu u kala dhumuc weyn yihiin. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ugu horreeya.

·       Af hayeenka ayaa qaban doona kulan saxaafadeed kolka uu soo gabagabeeyo kulammada maanta.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista