Ninka caanka ku ah howlaha dhaqanka oo racfaan ka qaatay xukunki kufsiga

0:45 min

Ninkan ayaa lagu xukumay laba sano oo xarig oo ku saabsan kufsi.

Ninka caanka ku ah howlaha dhaqanka ayaa racfaan ka qaatay xukunkii ku dhacay ee ay maxkammadda degmadu gaartay. Qareenka ninkan ayaa taa u caddeeyey laanta wararka Ekot.

Ninka caanka ku ah howlaha dhaqanka ayaa isniinti lagu xukumay laba sano oo xarig ah oo ku saabsan kufsi iyo innuu haweeneydii dhibanaha aheyd siiyo 115. 000 karoon oo magdhow ah.
Arinta ninkan ayaa xaalad adag ku furtay Svenska Akademien, taasoo uu ninkan 72-ka jirka ahi mudo dheer la lahaa xiriir sokeeye.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista