Rashiid: Saacad walba oo ka tagta waa ku caqabad ardeyda

6:32 min

Iskuul ka mid ah iskuullada ugu waaweyn ee magaala Uppsala oo dhaca xaafadda Gottsunda oo ku taala koonfur galbeed ee magaalada ayaa aroornimadii isniintii shalay lagu waaberiistay dab xooggan oo qabsaday, halkaasina ey ku iskuul waayeen dhallaan tiradooda lagu qiyaasay 450 arday.

Haddaba Rashiid Cabdi Muuse oo macallin ka ah iskuul ku yaala magaalada Uppsala, in muddo ahna ku dhaqnaa magaaladaasi, kana warhaya xaaladda xaafadda Gottsunda ayaannu wax ka weeydiiney dareenka bulshada ku dhaqan magaalada Uppsala. Balse marka hore wax ha inooga sheego xaafadda Gottsunda iyo waxyaabaha lagaga yaqaanno xaafadaha kale ee magaalada Uppsala.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista