Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2005-12-14

Publicerat onsdag 14 december 2005 kl 17.30

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Kullan ka dhacey aqalka baarlamanka oo uu soo qabanqaabiyey xisbiga Shacabka ee Folkpartiet loogana xaajoonayey doorashadii baarlamanka ee ka dhacdey Somaliland.
  • Kulankaasi waxaa ka soo qeyb galey xubno ka socda ururka jaaliyadda Soomaaliland ee ku sugan Iswiidhen.
  • Macnaha ereyga hooy. Waa barnaamij taxane ah ee ka kooban laba qeybood. Qeybta hore waxaad ku maqli doontaan sidee ayey lixdameeyadii soomaalidii dalkan ku sugneyd ku heli jireen guryaha.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".