CODKA Arbaco 2005-12-21

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Göran Persson oo sheegey in aannu soo bandhigi doonin liiska telefoonnadii ka baxey ama loo soo direy madaxtooyada maalmihii ugu horreeyey ee Masiibadii Tsunami dhammaadkii 2004-tii.
  • Madaxda midowga Yurub oo qalinka ku duugey miisaaniyadda ururka ee toddobada sannadood ee foodda innagu soo haya.
  • Heyadda isdhexgalka oo kulan u qabatey 70 ruux ee ka kala socdey ururrada dalladaha ee Ajnabigu leeyihiin.
  • Wareysi lala yeeshey wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimmaha gudaha ee dawladda Federaalka ku meel gaarka ah Marwo Fahma Axmed Nuur.