Libaan Faarah

Barnaamijka Axada 2006 -1-8

Qaybta koowaad: Waxaad ku maqlaysaan banaamij aan uga hadleeyno qiimaha ay leedahay aqrintu iyo qorstu. Waxaan ku soo qaadaneeynaa wareeysiyo aan la yeelanay qoraa soomaliyeed oo 15 jira iyo qoraagii caanka ahaa Nuradiin Faarah.    



Qaybta labaad: Waxaan uga hadleeynaa dhibaatooyinka qaadku leeyahay iyo waliba mashruuc loogaga hortagahayo. Heesaha ayaan meesha ka maqneen

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".