Barnaamijka Axada 2006-1-15

  • Qaybta koowaad: Waxaad ku maqlaysaan banaamij aan uga hadleeyno Maxaa ku adkeeyay soomaalida dagan stockholm gaar ahaan Xaafadda Rinkeby ineey hekaan goobo ay ku kulmaan ayna ku caabudaan diintooda.
  •  Qaybta labaad: Waxaan ku eegaynaa dhawaqyo cabasho leh oo ka soo yeeray kuwo ka midda  xujeyda soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Barakaysan ee Maka. Maxay xujeeydu ka cabana hayaan.
  • Qaybta saddexaad:Waxaad ku maqleeysaan wareeysi dheer oo aan la yeelanay gabar ka mida xisbiga Vänsterpartiet, oo nooga warameeysa kala fadhigii xisbiga.

Heesaha ayaan meesha ka maqneen

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".