Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA

Publicerat måndag 16 januari 2006 kl 12.45

Xilliyada cusub ee idaacadda

Laga bilaabo 16-ka bisha Jannaayo sannadka 2006-da ey idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen laanteeda af-soomaaligu bilaabi doontaa maalmo iyo xilliyo cusub oo aad hawada naga dhageysan kareysaan.

Jadwalka cusub ee idaacaddana:

Maalmaha: Wakhtiga Idaacadda  Wakhtiga Idaacadda

Arbacada  14:30-15:00 SR P2     19:00-19-30  SR P6

Khamiista  14:30-15:00 SR P2     19:00-19:30  SR P6

Axadda                                   19:30-20:00 SR P6    

Maalmaha Arbacada iyo Khamiista saacaddu kolkey tahey 14:30-15:00 waxaad idaacadda si toosa looga maqli doonaa dhammaan dalka. Iyada oo barnaamijyadaasina naqtiin lagu sii deyn doono isla maalmahaa saacadduu kolkey tahey 19:00-19:30 eyna dhageysan karayaan oo keliya dadyoowga ku nool Iswiidhen iyo nawaaxigeeda.

Islamarkaana barnaamijka baxa khamiista mar kale dib aad u dhageysan kareysaan maalinta axadda saacaddu kolkey tahey 19:30-20:00.

Ciddii aaney wakhtiyadaa u suurtagelin waxey barnaamijka ka dhageysan karayaan cinwaankayaga Intenetka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".