Barnaamijka Khamiista 2006-01-19

CODKA
2006-01-19

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Baaritaan lagu ogaadey i Dumarka soo galootiga in caafimaad koodu ka hooseeyo Dummarka Swidhishka.
  • Aqoonyahnada soomaliyeed ee ku nool dalalka reer  yurub oo lagu eedaynahayo inaysan taakuleeyn dadka soomaaliyeed ee u baahan caawinaadooda. 
  • Ururka Hudoon oo gudoomiyihiisu ka waramay muhiimadda ay u leedahay in dumarku ka qaybqaataan awood qaybsiga.
  • Heesahaan meesha ka maqnayn

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".