CODKA 2006-01-25

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:

  • Hir intuusan ku soo gaarin ayaa leyska muusaa. Waa xeelad-hoowleed ey dooneyso iney kaga hortagto argagixisada heyadda nabad sugidda dalkan Iswiidhen ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SÄPO.
  • Shaqada iyo waxyaabaha saameeynta ku yeesha
  • Sarkaalad loo magacaabey waddammada ku yaala gobolka geeska Afrika
  • Maxey wadaagaan bisadaha iyo soomaalidu?

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".