Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2006-02-01

Publicerat onsdag 1 februari 2006 kl 15.14

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Tifatiraha wargeyska Jyllands posten ee ka soo baxa dalka Denmark oo raaligelin u soo jeediyey muslimiinta adduunweynaha ku nool.
  • Waa maxey raashinka u caadada ah soomaalida.

hilibka badan ee soomaalidu cunto muxuu dhibaatooyin ah ee uu leeyahey.

  • Qoraaga soomaaliyeed Saciid Jaamac Faarax oo magaalada Istockholm booqasho u yimid kana qeyb qaatey tobanguuradii dhismaha ururka daladda ururrada soomaalieed ee dalkan Iswiidhen.

Heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".