Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

KHAMIIS 2006-02-02

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Dood shaleyto dhexmartey Göran Persson wasiirka koowaad ee dalkan Iswiidhen islamarkaana ah hogaamiyaha xisbiga sosiyaaldemokraatka iyo Fredrik Reinfield hogaamiyaha xisbiga Mudaraatka.
  • Wasiirka socdaalka ee dalkan Iswiidhen oo kulan kula yeelatey magaalada Göteborg bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan nawaaxigaa.
  • Abwaan Saciid Jaamac iyo sheekadii ”Dalmar” ee tuulada Nagaadsuga.
  • Heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".