Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2006-02-08

Publicerat onsdag 8 februari 2006 kl 14.12

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Nolosha dalkan Iswiidhen oo ey dhan walba ka saameeyeen qalalaasihii ka dhashey sawirradii lagu shabahayey Nebi Maxamed naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, haddey noqon laheyd dhan dhaqaale iyo siyaasadeedba. Iyo weliba wareysi aan arrinkaa kala yeelaney Shiikh Yuusuf Axmed Maxamed, kana mid ah culimada ku nool magaalada Göteborg.
  • Maxaa kala heysta sawirka laga heysto nolosha Yurub iyo goorta la yimaado waxa lagala kulmo.

Heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".