Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2006-02-15

Publicerat onsdag 15 februari 2006 kl 14.34

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:

  • Cudrka dilaaga shimbirta ee loo yaqaan H5N1 oo la sheegey inuu albaabka u soo taagan yahey xuduudda koonfureed ee dalkan Iswiidhen.
  • Hogaamiyaha ururka UCID Feysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga Iswiidhen.
  • Hablo/hooyooyin soomaaliyeed oo bilaabey kulamo ey kaga wada xaajoonayaan habka barbaarinta dhallaanka ee dalkan Iswiidhen.

Sidaad horeyba nooga barateen waxaan iyaguna meesha ka maqneyn heesihii macaanaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".