2006-02-16 CODKA

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan waxeey kala yihiin.

  • Hawlaha ay qabtaan gudiga baarlamaanka Iswiidhan iyo waliba inteeyka kooban yihiin gudigaasi.
  • Maxaa dhalinyarada soomaaliyeed u horseeda galista xabisyada, maxaase haboonaan laheed inay waalidiinta korsaneeysa dhalinyaro labo dhaqan le loogaga baahan yahay inay sameeyaan.
  • Heesaha ayaan meesha ka maqneen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".