CODKA 2006-02-22

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Abaaraha ba’an ee faraha ku haya carriga geeska Afrika Soomaaliyana ka mid tahey.
  • Heyadda ceymiska qaranka oo dhaqaale iyo tamarba gelin doonta sidii ey ku caddeyn laheyd dadyowga ku dhaqma is daba marinta.
  • Shaleyto oo loo dabaal degey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo.

Waxaan iyaguna meesha ka maqneyn sidii aad horeyba nooga barateen heesihii macaanaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista