CODKA 2006-02-23

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxeey kala yihiin:

  • Tartanka Olombikada cayaaraha xiliga qaboobaha ee ka socda magaalada Turiin ee dalka Talyaaniga.
  • Dhalinyarada  soomaaliyeed maxaa u hor seeda galida xabisyadda.
  • Banaanbax ka dhacay degmada Borlängr, ayna soo qaban qaabsheen dadyoow soomaaliyeed oo  degmadas dagan. Iyaga oo ka cabanaya dhibaatooyin heysta taasooy ka tirsanayaan maamulka degmada.  
  • Heesahaan meesha ka maqnayn