CODKA 20060301

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Kulankii xubnaha baarlamanka ee dawladda federaalka ku meelgaarka ah ee ka dhacey magaalada Beydhabo.
  • Labaatan-guuradii kolkii xabad lagu laayey Olof Palme ra’iiselwasaarihii hore ee dawladda Iswiidhen.

Waxaan iyaguna meesha ka maqneyn heesihii macaanaa.