Codka 2006-12-26

Maxeey ka sheegeen xaaladda Somalia, kuwo ka mida somalida reer Iswiidha oo ku sugan magaaladda Muqdisho.

Abdalle Ahmed Hassan, waa siyaasi fadhiya golaha dhed ee XisbigaSocial demogratiga ee magaladda Göteborg. Abdalle waxuu ku sugan yahay magaaladda Moqdisho, halkaas oo uusan garaneen sidda uu uga baxo iyo goorta uu ka bixi doono.

Abdi Bashir Ali, waxaa suxuufi madax banaan , waxuu tagey moqdisho sadex maalmood ka hor.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista