ARBACO 20060308

bARNAAMIJKA MAANTA WAXYAABAHA AAD KU MAQLI DOONTAAN WAXEY KALA YIHIIN:

  • Dawladda Iswiidhen oo miisaaniyad u qoondeeysey heyadda dhowritaanka sinnaanta iyo ururrada haweenka ee kvinnojouren.
  • Maanta uruka haweenka caalamiga ah ee siddeedda Maarso.
  • Dhallaanka Iswiidhen oo la sheegey inuu cayilku ku soo badanayo.

Heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn sidii aad horreyba nooga barateen.