ARBACO 2006-05-10

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Bannaanbax ballaaran oo ey soomaalidu isugu soo baxdey xaafadda Rinkeby maalintii Jimcaha.
  • Barnaamij dheer oo aan idiinka soo diyaariney booqashadii madaxweynaha dawladda federaalka soomaaliyeed ee ku meelgaarka ee uu ku yimid dalkan Iswiidhen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista