CODKA Arbaco 2006-05-24

Barnaamijka maanta waxaad ku maqlidoontaan:

  • Qorshe looga banaanbixi doono maandooriyaha caleenta jaadka.
  • Wafdi ka kooban toddoba ruux oo uu hogaamineyo afhayeenka baarlamanka dowlad goboleedka Puntland oo booqasho dhowr maalmood ah ku jooga magaalada Göteborg.
  • Dabaadeg lagau maamussayo 18-Maajo oo ka dhacey magaalada Istockholm.
  • Soomaali ka baqoosha dalkan una shaqa tagta carriga dalka Ingiriiska.  

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".