CODKA 2006-05-31

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Booqasho toddobaad qaadatey oo uu dalkan Iswiidhen ku joogey af-hayeenka baarlamanka dawlad gobolleedka Puntland Cismaan Dalmar shiikh Yuusuf.
  • Ururdalladeedka Forum Syd oo markii ugu horreysey taariikhdiisa loo magacaabey shakhsi ka soo jeeda asal ahaan qaaradda Afrika.
  • Barbaarinta dhallaanka iyo waayoaragnimo kala duwan oo ey kala kulmeen waalidiin kala duwan ee soomaaliyeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".