CODKA 2006-06-01

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Maamullada degmooyinka iyo kuwa heyadgobolleedyada caafimaadka ee dalka Iswiidhen oo ku howlan sidey ey u abuuri lahaayeen telefoon ey ka mideysan yihiin ee ciddii u baahan ey ka hesho talo daryeel caafimaad.
  • Wareysi aannu la yeelaney qoraa soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Göteborg.
  • Kulan ka dhacey xaafadda Rinkeby loogana wada hadlayey sida waalidiintu gacan uga geysan karaan waxbarashada dhallaanka. Qaar ka mid ah waalidiinta soomaaliyeed oo goobtaasi goob joog ka ahaa oo aan wareysiyo la yeelaney.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".