Ciid wanaagsan

Maalinta qaranka ayaa looga dabaaldegey dalka dhammaantii

Viktoriya oo ah gabadha iska leh dhaxaltooyada kursiga boqorka iyo walaalkeed Car Filip ayaa albaabada u furey dadweeynaha aqalka boqrtooyada.

Magaalada Umeå waxaa isaguna xafladda kala qeyb galey Björn von Sydow oo ah afhayeenka baarlamanka ee dalkan Iswiidhen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".