CODKA Arbaco 2006-06-14

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Suuqa shaqada oo la sheegey iney shaqa la’aantu hoos u dhacdey gaarteyna heerkii ugu hooseeysey afartii sanno ee ugu dambeysey.
  • Faaqadaad xaaladda colaadeed ee ka oogan koonfurta Soomaaliya, kadib kolkii ey ururka maxaakiimtu ku dhawaaqeen iney gacanta ku dhigeen magaaladda Muqdisho.
  • Xafladda xiritaanka sannaddugsiyeedka ee ka dhacdey goobo kala duwan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".