BCODKA Arbaco 2006-06-21

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Xafladda kuleylaha ee Midsommar oo foodda innagu soo heysa.
  • Maxkammaddii aabbe soomaaliyeed ee lagu eedeeyey inuu gabadhiisa kula kacey falka gudniinka fircooniga oo la soo gabagabeeyey, islamarkaana xukunkii lagu dhawaaqi doono isniinta foodda innagu soo heysa 26-ka bisha Juun 2006-da.
  • Warbixin lagu sheegey iney daryeel ahaan farqi weyni u dhaxeeyo goobaha daryeelka caafimaad ee dalka dhammaantii haddey noqon laheyd gobollada iyo haddey noqon laheyd degmooyinkaba.

Heyadda tirakoobka SCB oo warbixin ey u sameeysey idaacadda leyska dhageysto ee Iswiidhen SR lagu caddeeyey in xisbiga Centerka ey aad ugu yar yihiin ajnabiga u sharraxan doorashada ee xisbigaasi.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".