CODKA 2006-06-28

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Maxkamadda Göteborg oo afar sannadood ku xukuntey shakhsi soomaaliyeed ee lagu eedeeyey inuu gabadhiisii ku sameeyey gudniinka fircooniga.
  •  Toddobaadkii siyaasadda ee Almdalen.
  • Qeybtii labaad ee barnaamij la xiriira wareysi aan la yeelaney Qalinle Dayib oo u sharraxan xisbiga doorashada xubnaha baarlamanka ee bisha September ka dhici doonta dalkan Iswiidhen.
  • Barnaamij la xiriira maalmaha xoriyadda ee gobollada kala duwan ee Somaliya.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".