CODKA 2006-06-29

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Sharciyadda cusub ee dalka ka hirgeli doona koowda bisha Juulaay ee sannadka 2006-da.
  • Xisbiga Folk partiet ee ka tirsan xisbiyada afarta ee mucaaradka ayaa dib u soo cusbooneeysiiyey qorshe doorashadeed oo ey soo bandhigeen intii aaney dhicin doorashadii baarlamanka ee sannadkii 2002-dii.

Asli Xassan Cabaade oo ku magacdheer Asli Calan sida oo booqasho ku timidey dalkan Iswiidhen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".