CODKA Arbaco 2006-07-12

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dul mar guud ahaan toddobaadkii siyaasadda ee Almdalen oo sabtidii ina soo dhaaftey lagu soo gabagabeeyey jasiiradda Gotland.
  • Dawladda oo aan haba yaraatee wax tixgelin ah siin baaritaan lagu sameeyey mulkiileyaasha shirkadaha tarjubaanada iyo tayada afceliyeyaasha qudhooda. Sidoo kale maamullada caafimaadka gobollada ayaa kolka ey heshiis la geleyaan shirkadahaa eega oo keliya dhanka dhaqaalaha kana indha saabta tayada.
  • Kulan ka dhacey xaafadda Tensta isuguna yimaadeen xubnaha ururka Pen oo ey ku bahoobeen qoreyaasha soomaaliyeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".